Duuliye sare Asli waxaa ahayd gabadhii u horraysay ee Soomaaliyad ah ee noqota duuliye ka tirsan ciidamadii cirka ee Soomaaliya.
Duuliye Asli Xasan Cabaade ( Asli Calansida ) gabar ku dayasho Mudan dalka iyo dadka soomaaliyeedna magac iyo maamuus ku leh Asli waa gabadhii ugu horeysay Afria oo diyaarad kaxeysa
Asli oo haatan degan magaalada Dallas ee gobolka Texas ee dalka Marakanku, waxay markii u horraysay diyaarad ay iyadu duuliye ka tahay kicisay 9-kii bishii Sebtember 1976 waxaanay ku dhiirri gelisa hablaha Soomaalida ah in ay bartaan xirfadaha gaarka ah ee ay duuliyenimadu ka midka tahay, BBC Cabdiraxmaan Bidhaan aya waraysigan la yeeshay.
Ethiopia waxay gabadhii ugu horeysay duuliye Noqotay 2010 kii


Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view