U fiirsada Shaqaalaha UN-ka ee ku sugan Muqdisho, Soomaaliya
Asxaabta sharafta lahow,
Waxaan helnay feejignaan xagga amniga ah oo ku saabsan labo gaari oo looga shakisan yahay inay yihiin kuwa VBIED.
* Meelaha bartilmaameed ee suurto galka ah:
Immigration, Hoteel Ma’ida, Hotel Xaawo Taako, Hotel Jazeera, Wasaaradda Batroolka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda, wadada liido Beach Maka Almukarama, Isbaarooyinka Villa Somalia, Isbaarada Nisa.
Taariikhaha weerarada suurtagalka ah: 30-06 Juun, 2021.
Jooji booqashada laxiriira Xafiisyada Dowlada iyo Hotelada inta lagu jiro maalmaha digniinta ah.
Shaqaalaha oo dhami waa inay ka fogaadaan dhaqdhaqaaqyada gudaha iyo hareeraha goob kasta oo mudaharaadaya, dhismayaasha dawladda ee sare, iyo goobaha nabadgelyada. Ka fogow meelaha la isugu yimaado iyo mudaharaadka!
Dhammaan Shaqaalaha Qaranka waa inay la xiriiraan Ilaaladooda si loo hubiyo in lala soo xiriiri karo lana xisaabtami karo inta lagu jiro xaalad degdeg ah.
Waa inaan soo sheegnaa dhammaan howlaha laga shakiyo.