Home Afsomali (Akhriso) Qoraal ku socda Dhamaan Shaqaalaha Dowlada Soomaaliya oo lasoo saaray

(Akhriso) Qoraal ku socda Dhamaan Shaqaalaha Dowlada Soomaaliya oo lasoo saaray

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Shaqada iyo arimaha Bulshada Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu fasaxay dhamaan shaqaalaha hay’adaha kala duwan ee dowlada maalinta beri oo ku beegan 1-da bisha Luulyo oo ah maalintii xurnimada qaadatay Soomaaliya.

Wasaarada Shaqada iyo arimaha Bulshada ayaana sheegtay in maalinta beri ay tahay maalin Qaran oo fasax iyo nasiino leeyihiin shaqaalaha dowlada Soomaaliya iyo shaqaalaha gaarka ah.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Wasaarada kasoo baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.