Dooda Xildhibaanada labada gole
Xisaab xir iyo miisaaniyad
wasiirka wasaarada maaliyada dowlada fadaraalka Somaliya Xildhibaan biixi iimaan cige oo baarlamaanka hor yimid ayaa sharaxaad ka bixiyey miisaaniyadii sanadkii hore iyo qaabkii xisaab xirko loo sameeyey waxaana su.aalo lga weydiiyey arimaha maaliyada dalka
Xildhibaanada qaarkood ayaa waxay u muuqdeen qolo koox difaaceyso qaabka wasiirku uga war bixiyey miisaaniyada iyo kuwo weerara ku ah oo aan ku qanacsaneyn hadalka habka wasiirku u soo bandhigay xisaab xirka waxaa inta badan dhaliil loo jeediyey qaabkii xildhibaanadii hore u maareeyeen xisaab Xirkii dowladii farmaajo
Doodu intii ay socotay waxaa wasaarada loo jeediyey in ay dulqaad muujiso isla markaana ay keento faahfaahin intaa dhèer