Home Afsomali Dowlada digniin kasoo saartay Cudurka Ebola

Dowlada digniin kasoo saartay Cudurka Ebola

Dowladda Kenya ayaa walaac xooggan ka muujisay Cudurka Ebola, markii uu ka dillaacay Waddan ay deriska yihiin ee Yugaandha.

Madaxa Caafimaadka ee ka howlgala degaannada xadka Labada Dal Joshua Arusei, ayaa Jariiradda Daily Nation u sheegay in Dad ka badan 300 Qof ay baaritaan mariyeen, kuwaas oo kazoo tallaabayay xudduudda.

Wuxuu sheegay in ay baarayaan dhammaan Dadka kasoo safraya Waddamada Yugaandha, Ruwaandha, Burundi, Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga Congo iyo Koonfurta Suudaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.