Mustaqbalka dalkan waxaa masuul kasaran qofkasta oo somaliyeed inta badan waxaanu awooda dalka iyo dowladnimada aynu dusha kasaarna masuliyiinta waqti dalka katalinaya inta kale ee kasoo harta badana waa kuwa aminsan in aanu waxba laga weydiinenen hormarka ,dib udhaca ,dowlad wanaaga iyo waxwalba oo lug kuyesho dalkeena .
Lakin xqiiqda ayaa ah in dhaman aanu nahay muwadiniinta leh milkiyada magaca somalia taasi oo xaq ah inaan xil iska saarno wax uqabshaada wadanka
Intaas waa fahan guud aan kucadeynayo milkiyada iyo lahanshaha wadanka in cidna marti ka aheyn aan usoo dago ujeedaheyda maqalkan waxa uu daran yahay dhalinta somaliyeed.
Walalaheyga somaliyeed gaar ahaan kuweena nasiib uyeshay iney dhashaan burburka dalkeena waxaanu nahay dad ku soo karay marxalad adag aan u kala qaado lawa qeyb waa tan 1dee kuwa dalka ku soo hanaqaday kuna garadsaday iyo kuwa intey hayameen oo ay wadama kale udhofay lawada dhinac ee dhailinta somaliyeed mayaro dhibatoyinka ay kala kulmeen nolasha waana cashara ubahan inaan kabarano dhobaatada waxay tahay waxaanu weyna dowlad daryeesha mustaqbalkeena waxaanu waynay amni aan ku nolano waxaa gariweynay goob kasta oo gayankeena africa garay
intaas waxay ahayeen caqabadaha dhalinta dalka kuwa dibada waxaa lagu faquuqay diintooda waxaa layasay jismigooda
dhalintaas waa marqatiga cad ee wax laga weydiin karo waxay tahay dowlad la,aan.
hadaba ayada oo ay jiraan in taas oo caqabad aay dhalinta daris layihiin hada waa waqtiga loo baahna in aanu kala fahano waxay tahay dowlimo iyo dowlad la,aan
dhalinyaro somalia oo badan baa cilmi kala duwan baratay ha ubadnadan siyaasada iyo arimaha bulshada waxaana in tuuda badan kujiro fikir ay kudonayan in ay moqdan hogamiyal
aad bey u adagtahay wada loo mariya hiigsiga himilada fog ee kudheehan hanka hogamineed waxaana jiro qacabada badan oo in laga gudba sahal aheyn
marka sidaas leyahay dunida dayarta kunool markay lee yihiin fikir siyasadeed waxay kaga daydaan siyaasin caan ka ah wadanka ay kunool yihiin ayaga oo ka hoga tusaleynaya hadba waxa uu siyaasigaas ku caan baxay taasi badalkeed siyaasiga somalia waa kuwa la eedeya shaqoyinkooda jahwareerka katagan dalka awgii waxaa jira siyaasin qaar oo arigti siyaasadeed oo fiican lahaa lakin waqtiga iyo wacyiga dalkeena owgii suragal kadhigi wayay in ay noqdaan tusaale wanagsan .
siyaasiinta waa laba qeybood mucarad iyo muxafid lawada dhinacna waxaa lagu tuhmaa in aragtidooda ay kusaleyan damacooda .
dhilinta somalia waxaan ubanahay wada kabaxsan lawada wado oo salka kuhaya dana gaar sababto ah waxaanu soo dhadhaminay dhiibatada ay leedahay .
badana waxaan arkaa dhalinyaro baraha bulshada mariyo dhaliilo iyo aaman ay ujeedinayan siyasiin .
waxaan is leeyahay ka nimca ahaan loma baahna xiligan in indha la,aan iyo dhaga la,aan aan wax tagerno ama aan mucaradno waxaa nobanan oo kaliya inaan wada uxaarno kagudbista caqabada adag ee dalkeena heysto taas waan awoodna oo waxaan bulshada garsiin karnaa fahankeena ku saleysan in dowlad la,aan xuntahay .
dhalinyaro waxaa ladhahaa waxaa tihiin mustaqbalka wadanka ee biro.
taasi waxaan u arkaa han lagu yasiyo dhalin lakin waa muhiim inaanu anagu isku aragno qubada dalkan
ugu danbeytii waxaa nasaran wajib qaran oo ubaahan in aan umidowno hronmarka dalkeena si aan ugaarno dunida aan kaharnay 27sano
marna yaanan naniyad jibinin qaladadka marwalba ka dhaca dalkeena taasina waxaan leeyahay waqtiga adag ayaa soo sara dad adag .
qalinkii nimca hussien osman .