Home Afsomali Dowlada oo joojisay in la dhiso dhulalkii danta guud ee horey u...

Dowlada oo joojisay in la dhiso dhulalkii danta guud ee horey u bixisay xukuumadii hore

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amray in la joojiyo dhismayaasha ka socda Nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu amray Joojinta Dhismayaashaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.