Home Afsomali Dowladda Talyaniga oo Dirtay Diyaarada sida Gargaar loogu talagalay Qoysaska Baladweyne wabigu...

Dowladda Talyaniga oo Dirtay Diyaarada sida Gargaar loogu talagalay Qoysaska Baladweyne wabigu ku fatahay oo Muqdisho ka dagtay

Diyaarad weyn oo sidda gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku saameeyeen ayaa goordhaw soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde taas oo toos uga timid dowladda Talyaaniga waxaana uu noqonayaa gurmadkii ugu horeeyay ee dowlad Yurub ah ay toos ugu wareejiso dowladda Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.