Home Afsomali Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND Abdikarim Guled safiirka dalka aynu walaalaha nahay ee Iskutagga Imaaraadka Carabta Mr. Ahmed Jumah

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan qoto dheer la qaatay safiirka dalka aynu walaalaha nahay ee Iskutagga Imaaraadka Carabta Mr. Ahmed Jumah Alromaith, kaas oo ay uga wadahadleyn xaaladda guud ee ay haatan Somaliland ku sugan tahay, gaar ahaanna wadahadallada DFS iyo Somaliland.
Safiirka iyo Ergayga ayaa hoos iskala xariiqay ahmiyadda ay wadahadalladaas leeyihiin, ka mirro-dhalintooda iyo in ay Dowladda Imaaraat-ku taageersan yihiin soona dhaweynayaan wax kasta oo danta Soomaaliyeed ay ku jirto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.