Home Afsomali Fahad yaasiin oo xilkii Nisa ku wareejiyey taliyihii farmaajo soo magacaabay

Fahad yaasiin oo xilkii Nisa ku wareejiyey taliyihii farmaajo soo magacaabay

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Page- ka Twitterka ee NISA ayaa lagu qoray in munaasabad xil wareejin ka dhacday xarunta Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka inuu xilka kula wareegay Yaasiin Fareey oo xalay qoraal uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo ugu magacaabay Taliyaha Kumeel gaarka ee NISA.

Tallaabadan ayaa ah mid looga hortagayo isku dayga Ra’iisul Wasaaraha ee ku aadan in xilka uu la wareego Agaasimaha Kumeel gaarka uu magacaabay Hey’adda NISA Sarreeye Guud Bashiir Goobe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.