Home Afsomali Farmaajo OO saxiixay dib ugala Noqoshada Dacwada bada ee ...

Farmaajo OO saxiixay dib ugala Noqoshada Dacwada bada ee Hague Maxkamada Aduunka Sida uu sheegay Ethiopia TV

https://youtu.be/lbGnH-qx2iA

Tvga Dowlada Etoobiya ayaa ka dhawaajiyey shaqar muruga leh oo aad uga naxeen shacabka Soomaliyeed iyagoona si toos ah u shaaciyey waxii ka soo baxay shirka Labada Madaxweyne ee Kenya iyo Soomaliya dhex maray

Tvga ayaa ka dhawaajiyey in Dowladaha Kenya iyo Soomaliya ka heshiiyeen arimaha muruka ka dhaxeeyey ee Badda ahaa ee laga sugaayey go aan Maxkamada Aduunka

“Hogaamiyayaasha Soomaaliya iyo Kenya waxa ay kulankii uu dhex-dhexaadiyey Abiy Ahmed isku raaceen in murankii ka taagnaa xuduudda badda lagu xaliyo hab diblomaasiyeed oo kaliya” ayuu yiri taleefishinka dowladda.

Tvga Dowlada Etoobiya ayaa ka dhawaajiyey shaqar muruga leh oo aad uga naxeen shacabka Soomaliyeed iyagoona si toos ah u shaaciyey waxii ka soo baxay shirka Labada Madaxweyne ee Kenya iyo Soomaliya dhex maray

 

Warka Tvga ka soo baxay ayaan ku farxin xarunta Looga arimiyo Soomaliya ee Madaxtooyada kaa oo ahaa in Soomaliya iyo Kenya muranka Badda ku dhameysan doonaan wadahadal halka maxkamada aduunka laga sugi lahaa go aan

Dhanka kale Madaxtooyada Soomaliya oo heshiiska soo gashay ayaan wali la

wadaagin Saaxafada Soomalida taa oo shaki badan galisay shacabka Soomaliya oo dhagahooda jireen maal.mahaan wada hadalada lMadaxweynaha  Kenya iyo Soomaliya

 

Si kastaba ha ahatee warkaan Tvga laga sii daayey ee ahaa in Dowlada Soomaliya isaga hartay dacwada Badda kala dhaxeysay Kenya ay dhabar  jab siyaasadeed xoogan ku noqon doonto Madaxweyne Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.