https://youtu.be/D0cr418v4WY
Agasimaha guud ee warfaanta oo kulan wada shaqeyn iyo is baraaho ah la qaatay madaxda kala duwan ee warbaahinta gaarka loo leeyahay waxaana qodobadii la isla falanqeeyey ka mid ahaa
Isla shaqeynta iyo wada jirka waraahinta dowlada iyo warbaahinada kale
Wada wadaaga xoga iyo wararka dalka iyo dibada iyo u diyaar garowga tabinta doorashooyinka soo dhow waxaana ka hadlaywariyayaasha qaar ka mid ah iyo agaasimayaasha wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta