Home Afsomali Full VIDEO Arin ugub ah lama arkin lamana maqal tan oo kale...

Full VIDEO Arin ugub ah lama arkin lamana maqal tan oo kale waa yaab

Dalka somaliya ayaa ka mid ah wadamada ugu badan Caalamka ee dadkiisu in ay yihiin xoolo dhaqto beeraley iyo reer guuraa aan sina uga maarmin cadka  subaga iyo caanaha xoolaha .

Bulshada somaliyeed waxaa lagu xantaa in ay yihiin kuwo xoolaha aad u jecel mararka qaarkoodna iskuugu faana dhaqashada xoolaha

Iyada oo ay sidaasi jirto ayaan barnaamijkaan dhamaantii kusoo qaadaneynaa dhacdo murugo iyo uurku taalo leh ka dib markii lo.aad u farabadan ay gaajo iyo haraad ugu baqtisay xaro ay ganacsato ku xareeysteen .

ku dhawaad 2 biilood ah ayey xerooyin ku jireen xoolahaani waxaana Noqdeen kuwo  gaajo iyo oonka dartii u baqtiyey ka dibna in kuwii Noolaa ay cunaan kuwa u baqtiyey baad iyo biyo la.aan

Looda waxaa lahaa shirkad ganacsato ah oo u iibgeeyey dalka sacuudiga hase yeeshee sababa jira owgeed dib dalka loogu  soo celiyey .

Dadkii iskuugu soo baxay ayaa waxaa ay la kulmeen dhacdadaan xanuunka badan waxayna baaqyo kala duwan u direen madaxda sare ee dowlada si dhibaka heysta looga samata bixiyo  Xoolah cidii ka danbeysay rafaadka heysta Lo.daana sharciga la horgeeyo.

Waxay soo Gaatin sooctabada arinta ayaa iminka taagan bal dadow deyn ku qaado oo aad lo.dadow deyn ku sii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.