Home Afsomali Full VIDEO Banaabaxayaal loo diiday in kaluun ku iibsadaan Kawaanka malayga...

Full VIDEO Banaabaxayaal loo diiday in kaluun ku iibsadaan Kawaanka malayga dagmada cabdicasiis oo mudo xiray wadooyin muhiim ah oo Qaar laga dhaawacay

Dibadbaxayaal ka Cabanaya in loo diiday in kaluun ku iibsadaan Kawaanka malayga dagmada cabdicasiis oo mudo xiray wadooyin muhiim ah

Ganacsatada Banaanbaxayey ayaa Socod qeyladhaan wato ku maray qaar ka mid ah wadooyinka waaweyne Waxa ay sheegeen in Kawaanka rag ka tirsan Dowladda ay ka iibiyeen Haweeney sida ay sheegeen lana doonayo in Hotel laga dhigo .

intii uu socday banaanbaxa ayaa wadoyinku ka xirnaayeen gaadiidka noocyadisa kala duwan.

 

Qaar ka mid ah Banaabaxayaasha oo la hadlay warbaahinta  ayaa waxa ay sheegeen in mudo ka badan 100 Sano uu halakas ka dhisan yahay ka kawaankaani Isla markaana aysan aqbaleyn in haatan si xoog ah looga raro,

banaanbaxaan oo socdo maalitii 2aad ayaa waxaa uu sababay  dhaawacyo kala duwan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.