Home Afsomali Full VIDEO dagaalkii Balad xaawo oo looga guuleystay Xulufadii Kenya

Full VIDEO dagaalkii Balad xaawo oo looga guuleystay Xulufadii Kenya

ka dib dagaal Sadax geesood ahaa oo ka dhacay dagmada baladxaawo ee xaduud beenaadka kenya iyo somaliya kaasi oo u dhaxeeyey ciidamada Jubaland oo garabsanaya kuwa kenya oo isku meel ah iyo kuwa dowlada fadaraalka somaliya ayaa warkii ugu danbeeyey sheegayaan in haatan dagaalkaasi uu joogsaday

 

saraakiil ka tirsan ciidqamada dowlada somaliya oo shacabka kula hadlay bad xaawo  ayaa shegay Dagaalkii uu joogsaday amarna u qabin in ay dhaafaan ciidanku halka uu hada joogo wuxuuna shacabka ugu baaqay in ay guryahooda dib ugu laabtaan isna dajiyaan

waxaana ka arkayey dadweyne aad u faraxsan oo ciidanka dowlada taageersan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.