https://youtu.be/Nky5_NAtGik
Saaxiibada aan jecel nahayow waa mar kale iyo barnaamijkeenii sii daa waxaad maanka ku heyso waana barnaamij aan kaga hadalno arimha caadooyinka iyo dhaqanka dadyowga kala duwan ee dunida waxaana markaan aan kaga hadleynaa Qaar ka mid ah dadka ku shaqeysta kuna xamaasha dameeraha oo aan migrofanka sii daa waxaad maanka ku heyso la dhexqaaday ayaa iiga waramay habka ay u shaqeystaan ugana manaafacsadaan xooga dameeraha waxayana soo bandhigeen lexjeclada ka heys iyo sida ay uga walwalaan nolosha dameeraha oo qaarkood ay u qubeeyaan xiliga nasashada dameerka
waad ku mahadsan daawashadiina sharafta leh ee noo shere gareya si fariintaan ay Saaxiibo badan u gaarto naguma soo biir si aad u heshid waxbixinada aan soo bandhigno.
Shaqaalaha dameeraha ayaa walaac xooga ka muujiyey qaabka ay shaqada ugala wareegtay mootada dameer habargidir loo yaqaan oo shaqa la,aan ku riday
Fadlan rukumo oo iska diiwaangeli begkeena si aad warbixino dheeraad ah u hesho!
waxayna isla qadaa sida ka muuqata xamuulkii iyo dadkii watay alaabada taas oo looga marmaay in gaari dameer la kireysto ,waxayna shirkadaha soo saro iyo ganacsatada ka codsadeen iaanay dalka keenin
Pageejaka aan ku leenaha baraha bulshada waxay ku siinayaan marino aan kuugu soo gudbino warbixino degdeg ah oo malaayiin garaya laga bilaabo kuwii hore ee ugu cadcadaa ilaa kuwii ugu dambeeyay. Kaliya ku dhufo barteena dhaqanka follow iyo shere si aad u daawato wax kasta oo aad jeceshahay .
Habab kala aduwan ayaa looga faaiideystaa dunida qeybaheeda kala duwan sida hilibka caanaha iyo adeegsiga awooda dameeraha
Wadamada yurub iyo Africa ka tirsan ayaa caanahooda laga sameeyaa waxyaabaha la isku qurxiyo carfiyo iyo saabuunta
Side aad u aragto warbixintaan fikirkaagu waa muhiim aragtidaada hoos noogu reeb qeybta commentiga hadaad nagu cusub tahay follow iyo like soo saar noona shere garey si muuqaalkaan uu Saaxiibo badan u gaaro mahadsanidiin