Home Afsomali Full VIDEO Dugsiga Indhoolayaasha Albasiir oo Xirmi rabo dhaqaale la.aan darted

Full VIDEO Dugsiga Indhoolayaasha Albasiir oo Xirmi rabo dhaqaale la.aan darted

Maamulka Dugsiga indhoolayasha Albasiir ayaa sheegay in dhaqaalihii uu siin jiray Gobolka Banaadir mudo uu ka maqan yahay dugsiguna qarka u saran yahay in deyn iyo dhaqaale la.aan u xirmo .

 

Waxaana Dugsigaan wax ku barto in ka badan 50 ka mid ah dadka araga la. Ayaa waxaa dhaqaale howshiisa lagu socodsiiyo siin jiray maamuladii Gobolka Banaadir Qaarkood oo uu ku tiirsanaa .

 Ustaad Khadiijo Cabdi Cumar ayaa ka hadashay qaabka ay casharada u siiso Ardayda iyo heerkooda waxbarasho

 maamulaha dugsiga indhoolayaasha albashiir ismaaciil Axmed Cali waxa uu ka hadlayaa dhaqaale la.aanta dugsiga soo foodsaartay wuxuuna madaxda dowlada maamulka Gobolka Banaadir iyo bulshada qeybaheeda kala weydiistay in si dugsigu u xirmin dhaqale lagu taageero wuxuuna si hoose iigu sheegay in xitaa raashinkii uu ka go.ay deyn badana lagu yeeshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.