Home Afsomali Full VIDEO Golaha Abwaanada oo runta ka sheegay Xaalada Murugada leh ee...

Full VIDEO Golaha Abwaanada oo runta ka sheegay Xaalada Murugada leh ee Xukuumada gaar ahaan Wasiirada Xildhibaanada ah iyo Kuwa labada baasport iyo in ka badan heysta

Kulan Balaaran oo ay iskuugu yimaadeen xubno matalayey Golaha Abwaanada soomaliyeed  sida  suugaanleyda ku gaamurtay tiran guuurowga iyo gabadyada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa  laga soo saaray warsaxaadfadeed dhowr Qodob ka kooban

Kulanka ayaa intiisa badan abwaanadu hab suugaaneyd talo iyo hogo tusaale ugu gudbiyee dhamaan shacabka somaliyeed gaar ahaana baarlamaanka iyo xukluumada

waxayna dalbadeen in qodobka xildhibaanka u ogolaanayo in uu wasiir Noqdo gabi ahaanba la laalo oo meesha laga saaro

waxayna shaaciyeen in dalku haatan marayo meel halis ku ah jiritaanka Bulsho weynta Somaliyeed

hadaba waa kuwaan Abwaanada qaarkood oo fikirkooda sidaan ku cabiray

ugu danbeyntiina war murtiyeedka ay sida wada jir ka ah u soo saareen waxaa saxaafada u aqriyey Abwaan Xersi dhuux oo ah gudoomiye ku xigeenka Golaha abawaanada somaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.