Home Afsomali Full VIDEO Khadiijo Maxamed Diiriye waxaa u mahadcelinayaa Xildhibaanada keenay mooshinka kheyreysan

Full VIDEO Khadiijo Maxamed Diiriye waxaa u mahadcelinayaa Xildhibaanada keenay mooshinka kheyreysan

Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka carootay maashin laga gudbiyey ka maqaanshiyaheeda fadhiyada baarlamaanka

Wasiirka oo xildhibaanada golaha shacabka ka tirsanyed labaatankii sano ee la soo dhafay ayaa sheegtay in aanay weligeed ka nixin mooshin baarlamaanka la horgeeyo waxayna taas badelkeeda ku tilmantay u mooshinku barakeysan yahay dhanka kalena waxay eedeymo u jeedisay xildhibaanada golaha  taasi oo ka muuqatay in a dhibsatay sheegsheegeeda .

khadiijoMaxamed Diiriye Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha oo aan weligeed shareysan mooshimadii hore ayaa mooshinkaan oo ay sheegtay in la kkeenay maalin kheyreyan ayaa si carol eh u tiri marnaba yaan laiga daba heesin waxayna u ekeyd in ay tahay macali arday cashar siineyso fida ay u faahfaahinesay qodobada dasuurka

mudanayaasha baarlamaan ayey tiri waxaa ku jira kuwa ku shaqeysta in ay mooshin keenaan howlaha kale iyo dastuurkana ay yihiin moogayaal aan la socon shaqada ay bulshada u heyso

gudoonka ayey sheegtay in ay codka xildhibanada ku noqdeen koreeyayaal haatan ay nooqdeen maroodi xoogiisa alle ka qariyey oo ay gabeen howshii loo igmaday

Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka mid ah Xildhibaanada codkooda uu miisaanka leeyahay ayaa lagu xasuustaa in ay hormud ka eheyd mooshimo badan oo masuuliyiin xilka looga qaaday qaarkoodna si hoose lagu xaliyey

Wasiirka ayaa godoonka baarlamaanka ka codsatay in aan maqnaansho oo qorin inta ay ma maqan tahay fadhiyada golaha baarlamaanka

Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa dhawaan la sheegay in ay ka danbeysay korontadii laga damiyey ku dhawaad toban kun oo isu diyaarineysay In ay cayaar kama danbeys ah dhax marto llaba dagmo oo ka tirsan dagmooyina goobolka banaadir  xili uu ku sugnaa godoomiye cumar finsh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.