Home Afsomali Full VIDEO Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay caleemo saarka Madaxweyne Yoweri...

Full VIDEO Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay caleemo saarka Madaxweyne Yoweri Museveni iyo maxaabiis la cafi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim oo ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni ayaa soo bandhigay doorka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka qaadaneyso xoojinta nabadda iyo horumarinta shucuubta Geeska Afrika

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.