Home Afsomali Full VIDEO Maxaan kaligey hamiyey kuwii hiil iigu xigay hareertey maxaan ka...

Full VIDEO Maxaan kaligey hamiyey kuwii hiil iigu xigay hareertey maxaan ka dayey iyo AUN Abwaan Cabdi Muxumed

Maxaan kaligey hamiyey kuwii hiil iigu xigay hareertey maxaan ka dayey  codkii iyo ereyadii Aqbaan Cabdi Muxumed Amiin

 

Maxaan kaligey hamiyey kuwii hiil iigu xigay hareertey maxaan ka dayey  Muxuu igu dumay habeen

Maxay ilo hibiq itiri

hobeeyaa hobey hobeeyaa

hobey Caashaq huursanow wah

hobey hurdan taaganow wah

hobey ubax ii hiraa wah

hobey guul aan hubow wah

hobeeyaa hobey hobeeyaa

maxay talo iga hab tiri

maxaan hiil mooday jiin

sidii caanaha hirqaday

habsamay oo hadalka gabay

u hoyday meel aanan hubin

hobeeyaa hobey hobeeyaa

badweynta maxaan hirqaday

Maxaan gacan haadis galay

Maxaan xunbo halabso iri

intaan naftu iga haf oron

kaluunle ayaa i helay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.