Home Afsomali full Video Shariif buunbuunin uma baahnidoo sidii bishashaad banaanka taal

full Video Shariif buunbuunin uma baahnidoo sidii bishashaad banaanka taal

Munaasibad aad u balaaran isla markaana si heer sar eah loo soo agaasimay aheydna tii ugu isu imaatin badneyd  tan iyo intii uu bilaabmay ololaha dorashooyinka madaxtinmo ee dalka ayaa lagu Magaalada Muqdisho waxaana lagu soo bandhigay musahrax madaxweyne qaran Sheikh shgariif Sh Axmed oo musharaxnimadiisa halka kaga dhawaaqay .

Xaflada ayaa waxaa ka so qeybgalay dadweyne aad u badan oo buuxiyey qeybihii martida loogu talagay iyo teendhooyin lagu kordhiyey .

waxayna isuugu jireen hogaamiyayaasha bulshada waxgarad culumaaudiin siyaasiyiin odoyasha dhaqanka  oqoonyahan ganacsato sarakiil ciidan kooxaha fanka iyo hidaha dhaqanka oo ay ka dhaxmuuqdeen barbaarta gaashaman ururada dhalinyarada haweenka iyo marti sharafed kale .

Madaxweynihii hore ee dalka shariif sheikh Axmed munasibada uu kaga dhaqayey musharaxnimadiisa ayaa waxaa laga dheeahnayey hlka ay ka dhaceysay sawiro iyo hal ku dhigyo taageero loogu miijinayey mushaaxnimadiisa xilka madxweyne .

ugu horeyn kooxaha faaniinta iyo barbaarka gaashaamana ayaa dareenkooda ku cabirey murtida iyo xigmada alle ku meystay .

buunbuunin uma baahnidoo sidii bishashaad banaanka taal ,barax dhaay uma ekoo ,waa baad iyo biyo madow , Shariif sheikh waa shaafiyaha shuushya cudurkiiye

waxayna ku amaaneyn doorkii uu ka qaatada taladaa dalka intii uu haayey

2 COMMENTS

Leave a Reply to Fadumo Isaaq Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.