Home Afsomali Full VIDEO Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka hadlay Muhiimmadda uuIslaamku siiyay...

Full VIDEO Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka hadlay Muhiimmadda uuIslaamku siiyay raacista awaamirta dowladda

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka hadlay Muhiimmadda uu Islaamku siiyay raacista awaamirta dowladda.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo xubin ka ah Guddiga Qaran ee ka Hortagga Covid-19, oo caawa ka hadlay Muhiimmadda uu Islaamku siiyay raacista awaamirta dowladda, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay u hoggaansamaan awaamiirta lagu xakameynayo faafitaanka cudurkaan halista badan, si bulshada ay u hesho daryeelka ay u baahantahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.