Home Afsomali Full VIDEO u yeerista shaqaalaha safaaradda Khartuum iyo kulanka Ardayda

Full VIDEO u yeerista shaqaalaha safaaradda Khartuum iyo kulanka Ardayda

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo maal-gashiga ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo fulineysa amarka Ra’iisulwasaaraha, ayaa ku wargelisay dublamaasiyiinta iyo howlwadeennada safaaradda Soomaaliya ee Khartoum in ay dalka dib ugu soo laabtaan muddoo laba todobaad ah kadib, arrinkaan ayaa ka dambeeyay markii ardaydu ay cabasho ka gudbiyeen safaaradda.

Warbixintaan waxaa inoo heysa/haya…….

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.