Home Afsomali Full VIDEO Xildhibaanada dowlada goboleydka Hirshabelle oo cod aqlabiyad leh u meel...

Full VIDEO Xildhibaanada dowlada goboleydka Hirshabelle oo cod aqlabiyad leh u meel mariyey misaaniyada 2020 ka

https://youtu.be/adCmnAIpMhg

Xildhibaanada dowlada goboleydka Hirshabelle oo cod aqlabiyad leh u meel mariyey misaaniyada 2020 ka

kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada maamulka hiirshabele kal fadhigii 7aad kuklankiisii 15aad ayaa waxaa soo xaadiray 52

Ajandaha kalfadhiga ayaa ahaa meel marinta miisaaniyada sanadkaan oo wasaarada maaliyada hirshabe ay xildhibaanada horgeysay misaaniyada sanadkaan kana codsaday in ay meel mariyaan xildhibaanadu

xubnoo waxaanaa ansixisay 51 hal midna uu  diiday

kulanka Shir gudoominayey ku simaha gudoomiyaha maamulkaasi Cabdi Xusei Geedi iyo Canab axmed ciise  ….waxaa ayna noqotay natiijada codka loo qaaday misaaniyada sidaan sida uu ku dhawaaqay Ku simaga Gudoomiyaha Cabdi Xusen Geedi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.