Home Afsomali Gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah oo Miino kula kacday Duleedka Baladweyne.

Gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah oo Miino kula kacday Duleedka Baladweyne.

Ku dhawaad 5 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay kadib markii gaari ay saarnaayeen Miino kula kacday meel udhow deegaanka Afar irdood oo Dad badan oo shacab ah xalay Al.shabaab ay ku dileeyn deegaankaasi.

 

gaariga miinada la kacday ayaa gurmad ahaan ugu socday deegaanka afar irdood kuwaas oo ay doonayeen in ay soo qaadan dhawaca iyo dadka wax u noqday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.