Qaaxa loo adeegsaday gariga danbe o ah nooha ay ka dagayeen Dagaalamayaal hotelka weerarka ku qaaday ayaa galaaftay olosha dad badan oo qaarkood u soo daawasho tageen waxaan sidoo kale ka mid ahaa shaqaale iyo dad kale oo ka cunteynayey maqaayad u taal meel hotelka u dhaw iyo dad kale oo ku jira timo jare.
dadka ku dhintay ayaa waxaa ka mid ah malaaq Malabow malaaq isaq Xasan Keerow iyo Malaaq cabdirashiid Cabdisalaan oo dhawaan ka yimid gobolka Bay
dhanka kale laamiga xagiisa kale ka soo hrjeedka hoteelka goob dumarka lagu qurxiyo ayaa duntay waxaana ay wax yeelo ba.an ka soo gaartay dadkii ku jiray in kasta oo aan la ogeyn inta uu ka eg yay qasaaraha ka dhashay qaraxaan danbe oo ahaa mi d aan la filey.
saraakiisha Ciidamada Amaanka ayaa sheegay in ay soo Afjareen dagaalkii ka socday gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan hotel dayax waxaana ay sheegeen in ay ku geeriyoodeen ku dhawaad 20 ruux oo wada somali ah.
https://youtu.be/N5I81-k_a18
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0