Home Afsomali Galmudug oo shaacisay magacyada Xildhibaanada berii lagu dooranayo Dhuusamareeb

Galmudug oo shaacisay magacyada Xildhibaanada berii lagu dooranayo Dhuusamareeb

Galmudug oo shaacisay magacyadaXildhibaanada berii lagu dooranayo Dhuusamareeb

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa soo gudbiyay musharixiinta isu diiwaangelisay afar kursi oo berri Doorashadoodu lagu qabanayo Dhuusamareeb, waxaana kuraastaas ay kala yihiin.

HOP051″ Xasan Macalin Maxamuud Sheekh Cali ayaa ku fadhiyay balse  waa ka haray doorashada

HOP061: Cabdiweli Maxamed Qanyare Afrax ayaa ku fadhiyay Baarlamaankii 10aad balse waa ka haray tartanka

HOP139: Waxaa ku fadhiyay Cabdixakiim Macalin Axmed oo dhowaan loo doortay Aqalka Sare.

HOP049: Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ku fadhiyay ayaa mar kale u  tartamaya.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA MUSHARAXIINTA AFARTA KURSI

https://youtu.be/QWoagQGb5-o

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.