Home Afsomali Guddoomiyaha Gobolka Jimcaale ayaa dhagax dhigay dib u dhiska waddo Waddada Via...

Guddoomiyaha Gobolka Jimcaale ayaa dhagax dhigay dib u dhiska waddo Waddada Via Liberia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhagax dhigay dib u dhiska waddo Waddada Via Liberia ee degmada Waaberi oo muda ku dhow 30-sano burbur xooggan iyo dayac xumo ka jirtay.
Dhagax dhigga waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee maamulka Gobolka Banaadir, maamulka Degmada, iyo qeybaha bulshada.
+11
All reactions:

1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.