Home Afsomali GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA AH EE...

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA SHACABKA Muqdisho

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA SHACABKA
Muqdisho,  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS.
Kulan oo ajandihiisu ahaa warbixinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ka aransishada kulanka guud inta ka harsan Kalfadhiga Seddaxaad ee Golaha Shacabka iyo warbixinta Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ku saabsan tababarada guddiyadda Golaha Shacabka.
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa warbxin guud ka siiyay sida ay u socoto tababarada guddiyadda Golaha Shacabka oo meel wanagsan maraya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.