Home Afsomali Gudiga baarlamaankii 9aad oo codsaday dhaqaale ay sheegeen in u ka maqnaa

Gudiga baarlamaankii 9aad oo codsaday dhaqaale ay sheegeen in u ka maqnaa

Codsi
Ku gudoonka labada aqal ee BFS
KU Madaxweynaha dowlada fadaraalka somaliyeed
Ku raiisalwasaaraha xfs
Ku wasiirka maaliyada xfs
Ku dhamaannX8ldhibaanada labada Gole ee aarlamaankan
Ujeedo codsi bixinta gunooyinkii baarlamaanka 9aad
Waxaan idinkan codsaneynaa in lagu soo daro mar labaad mi8saaniyadav2024ka xuquqdii gunooyinkii baarlamaanka 9aad .
Sidoo kale waxaan mar labaad idinka codsaneynaa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bixiyo gunooyinkii xildhibaanadii baarlamaankii 9aad oo ku jirtay miisaaniyadii 2023kii oo aan weli la bixin
Mahadsanidiin
Gudoomiyaha gudiga maamulka
baarlamaankii 9aad
MudsnebMaxamuud Axmed Maxamuud kula lihi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.