Ganacsatada yar yar si aan muraalkooda sare ugu qaadno ayna isku arkaan in ay macaashul macaash helayaan.
waxaa wanaagsan in aan ka iibsano caday hadey iibinayaa hadey jalaato iibinayaan sisinta looska shining qunbaha hadii ay garbaha alaabooyin kala duwan ku sitaan xitaa ciyaalka baalashlayaasha ah.
Ha u eegin in aadan u baahneyn balse niyada u dhis oo wax uun ka iibso
Laba faaiido ayey ku leedahay mid miyad ahaan waa kuu sidaqo dadban midna ganacsiga qofka ayaad kor u qaaday
Adiga dharqaale ahaan waxba kuuma dhibayso iyane waa u dhiiri galin