i
laa tiro 3 hoobiye ah ayaa ku dhacay qeybio ka tirsan dagmoiyinka wardhuugley iyo boondheere
laba ka mid ahnwaxaa la sheegay in ay ku dhaceen agagaarka godka jilow wazaana sidoo kale madfac ku habsasay dugsiga sare ee 15 may
weli faahfaahin lagama helin waxaana loo maleynayaa alshabaab cibaadeysanayo in ay magaalada u qeybinayaan madaafiicdaa balse tani cibaado ka dheer ayuu yiri mid ka mid ah dadka aan la xariirnay