Home Afsomali Hay’adda NISA oo markii ugu horreysay yeelatay sharci

Hay’adda NISA oo markii ugu horreysay yeelatay sharci

Xildhibaanada Golaha shacabka BFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sigidda Qaranka {NISA} oo maalmihii la soo dhaafay goluhu ka doodayay.

144 xildhibaan ayaa haa u codeysay, sedax ayaa ka aamustay, hal xildhibaane waa diidyay.

Agaasimaha hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Salaad maxamed ayaa Baarlamaanka kaga maahdcliyay ansixita sharcigaan Cusub ee ay hay’addu soo diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.