Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa xiligii (Sanadkii 2006) Maxkamadihii Islaamka ay ka talinayeen Baratmaha iyo Koofurta Soomaaliya wuxuu ka mid ahaa Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Bay.
Dhanka kalena, Maxamed Ibraahim Bilaal waxaa uu ka hadlay muddo kordhin uu Golaha Ammaanka Midowga Afrika u sameeyay Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan,
Sheikh bilaal wuxuu haatan la back yahay sheikh muqtaar roobow oo ay isku xulaafo ahaayeen
Warbixin intaa ka badan kala soco wararka danbe ee somalisan