Home Afsomali K/Galbeed oo soo saartay habraaca doorashada lix ka mid ah kuraasta golaha...

K/Galbeed oo soo saartay habraaca doorashada lix ka mid ah kuraasta golaha shacabk

K/Galbeed oo soo saartay habraaca doorashada lix ka mid ah kuraasta golaha shacabk

Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa  shaaciyay habraaca doorashada lix ka mid ah kuraasta baarlamaanka ee lagu dooran doono magaalada Baydhabo.

Shir ay khamiistii Golaha Wadatashiga Qaran ku yeesheen aaladda fogaan aragga ee Zoom ka ayaa la isku afgartay in doorashada baarlamaanka la soo gabagabeeyo ugu dambeyn shan iyo tobanka Maarso.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.