Kenya Airways ayaa 28 Bishaan May duulimaad seddax jeer ah todobaadkii ka bilaabi doontaa Hargeisa. Tallaabadaan ayaa ka danbeysay amarkii Kenya ay ku joojisay duulimaadyadii Koonfurta Somalia iyo Kenya.
Joojinta qaadka ayaa loo qabtay mudo 3 bilood ah waxaana lagu beegay xiliga la filayo in uu dalku yeesho madaxweyne cusub doorashada ka dib ama uu soo laabta madaxweynaha xilkiisii dhamaaday oo ku guuleysta doorashada