Home Afsomali Kenya oo malaayiin lacag ah ku bixineysa la-dagaallanka Al-Shabaab

Kenya oo malaayiin lacag ah ku bixineysa la-dagaallanka Al-Shabaab

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka ururka Al-Shabaab.

Waxaa kaloo ay wasaaraddu sheegtay in kowda bish soo socota ee July dib loo furi doono xarunta qaadashada baasaboorka Kenya ee ku taalla magaalada Gaarisa.

Kenya ayaa degaano katirsan waxaa dhowr jeer weeraro khasaaro geystay ka fuliyay Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab, halka Ciidamada Kenya dhankooda ay fuliyeen howlgallo ka dhan ah.

Qeybo kamid ah Gobolada Jubbada Hoose iyo Gedo ayaa waxaa ku sugan Ciidamo aadbu farabadan oo Kenyan ah, kuwaas oo ku howlgalla Magaca ATMIS, isla markaana ay qeyb ka yihiin Ciidamada la dagaamaya Al-Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.