Kooxo hubeysan ayaa goordhow agagaarka degmada Waabari ku dilay askari ka tirsan ciidalamada Dowladda.
Askariga la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Cadoow isaaq maxamed waxaana uu ahaa xiliyadaan danbe bukaan socod .
Cadow isaaq maxamed ayaa mudo badan ka tirsanaaciidanada bolice ka gaar ahaan turubataari laanta canshuuraha beriga
Kooxaha dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta waxaana durbadiiba la sheegay in ay soo gareen ciidamo ka tirsan Nabadsugida iyo Booliska Soomaaliya.
Kooxaha dilka geysata ayaa xiliyadaan xooga saaray dagmada waaberi oo ay ka dhaceen dilal is xigxiga inkasta oo ay yihiin kooxo wareega oo marba xaafadi ay marti galiso