Home Afsomali Kooxo hubeysan oo toogasho ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada bolice ka

Kooxo hubeysan oo toogasho ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada bolice ka

Kooxo hubeysan ayaa goordhow agagaarka degmada Waabari ku dilay askari ka tirsan ciidalamada Dowladda.

Askariga la dilay ayaa lagu magacaabi jirey  Cadoow isaaq maxamed waxaana uu ahaa xiliyadaan danbe bukaan socod .

Cadow isaaq maxamed ayaa mudo badan ka tirsanaaciidanada bolice ka gaar ahaan turubataari laanta canshuuraha beriga

Kooxaha dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta waxaana durbadiiba la sheegay in ay soo gareen ciidamo ka tirsan Nabadsugida iyo Booliska Soomaaliya.

Kooxaha dilka geysata ayaa xiliyadaan xooga saaray dagmada waaberi oo ay ka dhaceen dilal is xigxiga inkasta oo ay yihiin kooxo wareega oo marba xaafadi ay marti galiso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here