Home Afsomali Lacagtii Puntland soo sameysatay oo sababta in Banaanbaxyo iyo sicir barar ay...

Lacagtii Puntland soo sameysatay oo sababta in Banaanbaxyo iyo sicir barar ay ka kicisay Bobolada dhexe

 

Lacagahaan ayaa laga diiday goobha ay gacanta ku hayaan xarakada alshabaab taasi oo ku fiday ganacsatada kale waxaan xaalku gaaray in maamulada deegaanadaasi ganacsatada ay isku dayeen in ay ku qasbaan .

waxaana dhacday in ay xirtaan goobihii ganacsi ka dibna loogu baaqo in ay ganacsigooda la aadaan goobaha ay alshabaab maamulaan.

Banaanbax Balaaran ayaa hadda ka socda Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud,waxaana Banaanbaxayaasha ay Boobeen Goobaha Ganaciga ee ku yaalla Magaalada Caabudwaaq ee Gobolkaasi.

Dadka Banaanbaxa dhigaya ayaa ka cabanaya Lacagta Shilinka Soomaaliga oo la diiday ,waxaana dadka ay Boobeen Goobaha Ganacsiiga Markii Lacagtii ay haysteen la diiday in wax looga iibsado.

Macalin Sugaal oo kamida Culimada Magaalada Caabudwaaq ayaa ka warbixinaya Xaaladda sida ay tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.