Home Afsomali Maamulka Hir-Shabeelle oo Shacabka ugu baaqay inay u midoobaan la dagaalanka Al-Shabaab

Maamulka Hir-Shabeelle oo Shacabka ugu baaqay inay u midoobaan la dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweyne ku xigeen Maamulka  Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa  ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Gobolka Hiiraan.

Yuusuf Dabageed oo warbaahinta kula hadlayay  garoonka Aadan Cadde ayaa sheegay in sida dadka qaar ay la tahay aan Al-Shabaab weli laga gaarin guul weyn, islamarkaana weli aan laga saarin degaaannada Hirshabeelle

Sidoo kale ‘ Yuusuf Dabageed ayaa Tilmaamay in dagaal ay kula jirnaan uu yahay  in ay difaacaa dalka oo ay u dhintaan & in ay iyaga oo sharaf leh oo Hirshabeelle ku xarragoodaan ay  noolaadaan, wax aan ka heyn labadaas go’aan aysan u furneyn,” waana sida uu hadlaka u yiri’ Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle  Yuusuf Dabageed.

Hadalka ka soo baxay Yuusuf Dabageed oo ah madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle ayaa ku soo aadaya xilli, gobolka Hiiraan uu ka socda Hawlgal ka dhan ah Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.