MACALI CIISE CABDULLE RAAGE AYAA MAANTA KA MID NOQDAY ARDAY KA QALIN JEBISAY JAAMACADA SOMALI INTERNATIONAL UNIVERCITY ( SIU) KULIYADA SHAREECA WALQAANUUN
Macalin Ciise Cabdulahi Raage waa Macalin Dugsi Quran isla markaana ah qadiibka masjidka abuu dahabi oo ku yaal xaafada #Raadeerka ee degmada #Dayniile Waxaana dugsigiisa ka aflaxay arday badan oo uu wax soo baray.
Aardaydii maanta ka qalin jabiyay Jaamacadda SIU ee magaalada Muqdisho oo uu ka mid yahay Macalin Ciise Cabdulle Raage Waxan Leeyahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo. Horey u socda..
Congratulations
Macallinka Yan loo kala Harina ee Haloosoo Hambaliyeeyo