Home Afsomali Madaxweyne farmaajo oo hakad halmalin ah ka dib u socdaalaya dalka sacuudiga

Madaxweyne farmaajo oo hakad halmalin ah ka dib u socdaalaya dalka sacuudiga

Madaxweynaha dalka Soomaaliya maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa ka baaqday safarkiisa shalay waxaana la xaqiijiyey in la waayey diyaarad uu ka sugayey dalka sacuudiga oo waqti danbe ku soo war galiyey in uu is dabaro lana jirin diyaarad qaas ah oo u socdaaleysa sacuudiga taasi oo sababatay in uu ka baaqsado safariisa 8 aad

Si kastabadaha soo socda ayaa la filayaa in uu ka dhoofo Mr Farmaajo iyo wafdigiisa garoonka caalaiga ah ee Muqdisho

Dalka sacuudiga ayaa waxaa ku kulmaya wadamada islaamka oo halkaasi shirk u yeelan doona xili uu ku sugan yahay madaxweynaha maraykanka

Shirka wadamada islaamka ayaa ka dhacaya magaalada riyaad ee caasimada dalweynaha sacuudiga.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.