Madaxweynaha JFS Maxmaed C.laahi farmaajo oo si rasmi ah uga shaqo bilaabay xafiiskiisa wasaarada gashaandhiga ayaa kulan uu la yeeshay saraakiisha ciidamada xooga ku sheegay in dolwaddu ay awoodeeda isugu geyn doonto daboolidda baahida ciidamada oo ay kujiraan kuwii dhawaan mushaarka laga joojiyey.
Madaxweynuhu waxaa kale oo uu sheegay in dhaqaalaha ugu badan iyo waqtigiisaba uu ku bixin doono ciidmaada si nabad iyo xasilooni dalkan loogu sal dhigo