Home Afsomali Madaxweyne Farmaajo oo Xilka ka qaaday taliye ku xigeenkii CXS

Madaxweyne Farmaajo oo Xilka ka qaaday taliye ku xigeenkii CXS

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu  xil ka qaadis ku sameeyay Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Maxamed Cali Bariise.

‪Xil ka qaadistan oo dhaqan galaysa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20ka Febraayo 2020 ayaa timid keddib markii uu Madaxweynuhu garwaaqsaday baahida loo qabo in lagu sameeyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed tayeyn iyo qaabeyn joogta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.