Home Afsomali Madaxweyne Waare oo ka digay in Qaraxyo lagu bartilmnaameydsado Musharraxiinta ku tartameyso ...

Madaxweyne Waare oo ka digay in Qaraxyo lagu bartilmnaameydsado Musharraxiinta ku tartameyso  kursiga HOP58 

Madaxweynahii hore Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay weeraro ka dhaco Magaalada Beladweyne mar kale,islamarkaana lala beegsado Musharaxiinta qaar.

Madaxweynaha waxaa uu si gaar ah u Sheegay in Fariimo Amni kasoo soo Gareen Doorshada Kursiga HOP58. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiin ay ka mid yihiin taliyihii hore ee NISA Sanbaloolshe. Kursigaan ayaa galabta dib loo dhigay sababo la xariira dhanka Ammaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.