Home Afsomali Magacyada Dhimashada ku soo korortay weerarkii xarunta dowlada hoose

Magacyada Dhimashada ku soo korortay weerarkii xarunta dowlada hoose

Tiradda Gudoomiyayaasha Degmo ee ku dhintay Qarixii Dowladda Hoose ayaa noqday 3.
Waxaana ku soo kordhay Gudoomiyihii Shingaani, Sahro Markeesi oo ka hor Xilkan ahayd Sawirqaade ka tirsan SNTV.

Magacyadda Dadka dhintay.

Qaraxa ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa hadda sidan.

Sabaax Cabdullahi Asad, Gudoomiyihii Degmada Cabdicasiis.

Mahad Cilmi, Gudoomiyihii Degmada Waaberi.

Sahra Markeyzi, Gudoomiyihii Shaygaani.

Cabdifataax Cumar Xalane, Agaasimihii Waaxda Nadaafadda Gobolka Banaadir.

C/laahi Dheere, Agaasimihii Shaqada iyo Shaqaalaha.

Avv Xasan Maxamed Sabriye, Abuukaatihii Gobolka Banaadir.

Eng Shuuriye, Agaasimaha Waaxda Qorshaynta.

Dadka Dhaawacyada Qaba Waxaa ka mida Gudoomiyaha Gobolka ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, Afhayeenka Gobolka Saalax Dheere, Gudoomiyaha Degmada Warta Nabadda Saynab Xaabzeey, mudane Goobe iyo Caaqil Agaasimaha Xogahaya guud.

Alshabaab oo la sii ogaa inay Weerarkaasi ka danbeeyeen ayaa masuuliyada sheegtay Masuuliyadda Weerarka, Waxayna ku sheegeen inay bartilmaameedsanayeen Ergayga QM Saacadood ka hor weerarkaasi ka tagay Xarunta Gobalka, .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.