Home Afsomali Waa markii ugu horeysay oo ciidamada dowladu toogasho ku dilaan askari darawal...

Waa markii ugu horeysay oo ciidamada dowladu toogasho ku dilaan askari darawal mooto bajaaj dilay

Darawal Mooto Bajaaj oo lagu diley Muqdisho iyo qofkii diley oo la diley.

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Xaafada Macmacaanka ee degmada dharkenley ku diley Darawal Mooto Bajaaj.

Dilka kahor ayaa askariga iyo Darawalka mooto bajaajta ay wada murmeen,waxan goobta tegay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda kuwaas oo toogtey askarigii dilka geystay.

Asxaabta aragtidiina ka dhiibta Warkaan wax badan ayaan maqalnay waa baxsaday I yo lama qabane

Previous articleVIDEO Kheyre waa laga tagay Xligii la dhihi jirey hada Riisal wasaaraha ayaan ka tagay oo madaxweynaha ayaan aadayaa
Next articleSOMALIA TRADE MARK – CAUTIONARY NOTICE that the above trade mark is the trade mark of:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.