Home Afsomali Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanada Cusub ee Galmudug Garabka Xaaf

Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanada Cusub ee Galmudug Garabka Xaaf

Guddigii doorashada uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay liiska xildhibaano ay sheegeen in ay yihiin Baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaanada looga dhawaaqay magaalada Gaalkacyo aya agaaraya 68-Xildhibaan, waxaana la sheegay in Xildhibaanadan iyo kuwa harsan ay dhawaan soo dooan doonaan Gudoomiye Baarlamaanka iyo Madaxweyne iyo kuxigeenkiisa.

Halkan ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanadan cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.